DAAWO MUUQAAL: Gabadhii ugu Horaysay ee Soomaaliya ka Noqota Duuliye Diyaaradahii Dagaalka oo Fariin Cusub soo dirtay!!

Asli Xasan Cabaade (Calan sida)  oo ah gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliya Ka noqota duuliye diyaaradaha dagaalka ayaa fariin muuqaal ah u  dirtay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya muuqaalkaan fariinta xambaarsan ayaa waxay soo dhigtay Barteeda Facebookga iyadoo ay Xildhibaanadda ka codsatay in aaysan u codeyn midka lacaggaha bixiyay ee u codeeyaan Waddani.

Asli ayaa waxay ugu Baaqday Xildhibaanada inay Badbaadiyaan dalka Soomaaliya, Islamarkaana ay Codkooda Siiyaan Musharaxa Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo udiyaarsan kobinta Ciidaanka iyo Dhaqaalaha Soomaaaliya si waddanimo ah.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments