Baabuur xowli ku socday oo dhexgalay Bas rakaab ee saaranaayeen waxay TAN ka dhacday New York (MUUQAAL!!

Xaafadda Syracuse, magaalada New York ee dalkaasi Mareykanka waxaa ka dhacay shil aad u fool xun kaas oo gaari yar oo xowlo ku socda uu dhex galay gaari kale oo bas ah oo ay dad rakaab ahi saaran yihiin. Dhaawacyo fudud ayaa shilkaasi ka dhashay.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments