Xasan Shiiq oo ku faanaayo In uu Kenya iyo Itoobiya Ciidamadooda ee ka mid yihiin Ciidanka Soomaaliya lee dahay!!

Toos u daawo Musharax Xasan Sheeq oo Baarlamanka Soomaaliya ugu faanaayo inuu Ciidanka Itoobiya uu u golaaday nay ka mid noqdaan Ciidanka Nabad ilaainta Afrika Soomaaliya ujooga. waxaa kale uu Horma ku tilmaamyay wax qabadkii ku saabsanaa tagidda Dhulka Jigjiga uu ku macneeyay Dhul Itoobbiya lee dahay waa in maanta laga jaraa Xasan Fidnada uu sameeyay.

Comments

comments