Daawo : Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay Itoobiya Xidhatay oo ay leexsatay Biyaha Webiga Shabeele!!

Dadka ee Daamojadiid saaxiibo ka dhigteen oo digniin loo dirtay, Wasiirka Wasaarada Beeraha Soomaaliya Axmed Xasan Gaboobe  (Ugaas Bile) ayaa Dawlada Itoobiya ugu Baaqay inaysan ku Xadgudbin Shuruucda Caalamiga ah, oo Biyaha Webiga Shabeelle aysan Xidhan, Wuxuuna sheegay inaysan Baryi Doonin,  Wuxuuna usoo Jeediyey inay u leeyihiin Biyaha Webiga si Siman.

Wasiirka ayaa sidoo kale ugu Baaqay inay isku Tashadaan Soomaalidu, Shacabka Beerlayda ah iyo Dawlada, Wuxuuna ugu Danbayntii sheegay in Arintan Xal looga Fadhiyo.

waxaana soo dhaw xilligii ee Xabashada iyo Dabadhilifyada ee iska soo dayn lahayeen wabiga Shabeele maxaa yeelay Gobolada Woqooyi Soomaaliya iyo Dhulka Soomaalida ee Itoobiya gumaysato waxaa ka bilaabmay roobab xoogan.

Comments

comments