DAAWO Muuqaal Toos ah: Khudbadaha Musharixiinta Madaxwaynaha Soomaaliya!!

Waxaa hada Bilaabaatay  khudbadaha ay Baarlamaanka  ka horjeedinayaan 8 Musharax oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Musharax kasta oo khubadiisa uu jeedinaya ayaa manta waxa uu xaq u heli doonaa 25-daqiiqo.

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa waxa ay sheegeen maanta oo Axad ah in ay khudbado jeedin doonaan ilaa 8 Musharax, kuwaas oo kala ah:

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, 2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow, 3.Maxamed Axmed Jabarti, 4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) , 5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), 6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), 7.Maxamed C/risaaq, 8. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil.

Sidoo kale maanta waxaa laga yaabaa in khudbadjeedinta uu ku soo biiro Axmed Maxamed Cabdi oo qorshuhu uu ahaa in Khamiistii uu jeediyo khudbadiisa, balse cudur daar uu soo gudbiyay darteed dib loogu dhigay.

Comments

comments