Dadka Taagersan Xasan sidaan Ma wax qabadbaa mise waa Ducufnimo iyo meel kadhacii Baarlamaka Soomaaliya??

DAAWO SAWIRO ITOOBIYAANKII ugu waynaa Abeesada kaas oo soo af duubtay Madaxda Maamul Goboleedyada si ee u taageeraan Qabyo. Xildhibaan Gabare oo Villa Soomaaliya laga soo doortay ayaa maanta Safka hore Ee Goobtii Dhoola tuska uu kusoo ban dhigaayay Musharax Xasan sheikh, Soona Xadiray Gabre Tigrey, waxa uuna Sheegay In Ethiopia ay Danteeda ka dhex aragtay QABYO Kofkeeda iyo Taageera yaashoodi.

waxaa la filayaa Qiyaamaha ayaa Soo dhaw waayo waxaa ladhahay maalinta Qiyaamaha soo dhawyahay Runlowga waa la beeninaa, Beenaalahana waa Larumanyaa Hadaatay Dad baa oronaayay Xasan Sheeq Qabiil miyaa lagu galaa? bal haloo jawaabo dadkaas Sadar muuqda Su´aal ka dhanee.

gal_2gal_8

Gabre

gal_5

Comments

comments