Daawo: Hambalyo waxaa hadda Socota dhaarinta Madaxweynaha Cusub ee Muxamed Cabdullaahi Farmaajo!

Doorashada oo soo gobo gobowday iyo madaxweyne Xasan oo u Hambalyeey Asaga. Soomaaliya waxaa ka bilaabatay dabaal dagyo, Mudane Xasan sheeq ayaa si sarmi ah u ogoolay in la joojiyo wareega 3 xaad Hambalyo hambayo waxaa soo dhamaatay Af ganbigii Itoobiya maanta Soomaali waa xur xur xur.

HALKAAN HOOSE KADAAWO MUUQALKA

Comments

comments