“Ciidankeena Gashaan Oo isku wareejiyay Gaariga Madaxwayne Muxamed Farmaajo Amniga Waa Suganyahay waxaa bilaabatay Karaamadii Soomaaliya Lahayd!!.

“Ciidankeena Gashaan Oo isku wareejiyay Gaariga Madaxwayne Muxamed Cabdullaahi Farmaajo Amniga Waa Suganyahay waxaa bilaabatay Karaamadii Soomaaliya Lahayd.
Wiilashaas inta aan haysano Walee looma baahna Amisom Dooni mayno Dollar qaate dooni mayno Gabre ha dhaco Cadowga Soomaaliya”.

sidaan waxaa ku midaysan Soomaali Muxamed, sidoo kale waxaa manta leesku furay Labada Dhinac ee Gaalkacyo oo awel Qabiilo u kala xerneed maalmaan waa Maalmo Barakaysan waxaa la faaqay Sixirkii loo duugay Soomaaliya waxaana Soo baxay Xaqii ay Soomaaliya Doon doonaayeen Dhamaan ummada Soomaaliyeed guul ayaa usoo hooyatay.

sidoo kale Madaxweynaha bartiisa waxa uu sooo dhigay qoraal gaaban uu soo diryay Soomaaliweyn sida tan ayayna u qorneed

“Asalaamu Calaykum Walaalayaal
Ilaahay baa mahad iska leh, waxaan u mahadcelinayaa dhammaan Xildhibaanada sharafta leh ee labada Aqal sida ay ii siiyeen kalsoonidooda iiguna aamineen Qaranka Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa Madaxweynihii hore ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud dedaalkii iyo waxqabadkii uu kusoo bixiyey Qarankeenna intii uu madaxweynaha ahaa iyo sida wanaagsan ee uu u aqbalay natiijada doorashada.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa dhammaan intii ka qeybqaadatay Ololihii aan ugu tartamayey Xilka Madaxweynaha.
Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee taageerada ila garabtaagnaa intii aan ololaha ku jiray iyo Shacabka xalay ilaa saaka dabbaaldegga sameynayey ee isugu soo baxay waddooyinka dalka.
Waa mahadsantihiin walaalayaal.
#Nabad iyo #Nolol ”

16508020_1792159167476850_628113988418547992_n

farmaajo (1)

farmaajo (2)

farmaajo (3)

farmaajo (4)

farmaajo (5)

farmaajo (6)

farmaajo (7)

farmaajo (8)

farmaajo (9)

Comments

comments