Daawo sawirro Siyaasiinta Isaaqa oo saf dhaadheer ugalay Raisul wasaraha Tigreyga!

waxaad moodaa Siyaasiintaan Qaxooti loo qaybinaayo Cunno waxaa sharafta looga riday Caasimadooda Adisababa oo Soomaaliland mataliyaashooda lees kuugu geeyaya halkaas.

Siyaasi sheegtayaashii Isaaq waa kuwaas safka dheer u galay Ra’isulwasaaraha Ethiopia ? miyaaneey taas ceeb ku aheyn qof kasta oo Soomaaliya ?
Siyaasiinta Isaaq walaalahooda Tigrey Abaarta markay Soomaaliland xoolaha Ka dhamaysay ma usoo gurman tallow maxay walaalo ku noqdeen, siyaaasiintaa Isaaq iyo kuwa Tigreyga? Tan kale Soomaliland Calankooda maxaa loogu suriwaayay hadii ee xur kayihiin Siyaasiinta Tigrey Cudurkaan waxa uu farxad galiyaa Cunsuriinta Isaaqa.

16507963_1741421322550057_5704982424540291372_n

16707636_10154662176209342_8158318804458602062_o

Itoobiya

Comments

comments