Akhriso: Magacyada Guddiga qaban´qaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya!!

Raisul wasaare ku-xigeenka xiligiisu uu sii dhamaaday ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Guddigan oo ka kooban lix xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), waxaana qoraalka ka soo baxay raisul wasaare ku-xigeenka lagu xusay shaqada iyo waajibaadka guddigaan Akhriso warmurtiyeedka sidan ayeyna u qoran tahay.

gal5

gal4

Comments

comments