DAAWO MUUQAAL Sir culus ah oo kusaabsan shirqool lagu dili rabo Madaxweyne Farmaajo!

Cadowga Ummada Soomaaliyeed ee kala ah ururada Daamujadiid, Alshabaab, Tigrey Gabre Itoobiyaan oo is garabsanaaya ayaa waxay wadaan adeegsiga Rag wato Dharka Ciidanka Soomaaliya iyo Gawaarida CiiDANKA Soomaaliyeed. kuwaas oo ayna diyaariyeen Xasan Sheeq iyo Gabre maadaama ee madax uyihiin Daamjadiido.

Lama arkaan Waa Wiil ku nool Adisababa Itoobiya waxa uuna inta badan sheegaa Qiyaanada Tigreyga iyo siday wax u maleegayaan.

Maxkamada Sare ee Soomaaliya waxaa Haysta Cunsuri taaageersan Itoobiyanka, waxaana Xilka Maxkamada Qaranka Soomaaliya Bilo ka hor laga qaaday wadani Caydiid Ilko Xanaf sidoo kale Xeer Ilaaliyaha Qaranka waa Itoobiyaan Daamjadiidna kamid ah.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Tallo ku saabsan qofka ku fiican in loo dhiibo Gudoomiyaha Maxkamada Sare waa Sheeq Shariif Sheeq Axmed oo awel siyaasada ka soo bilaabay Maxkamado.

waxaana Madaxweynaha Muxamed Cabdullahi Farmaajo kula talin lahaa in uu Sheeq shariif usoo magacaabyo Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya si loo helo Cadaalad.

Sababta oo ah Jaamacad ayuu waxa uu uga soo baxyay Qaanuun Wal shareeca oo ah sida loo kala xukumo Dadka.

Comments

comments