Daawo: Soomaalida Maandheera oo Lacag iyo Geel ugu deeqay madaxweyne Farmaajo MUUQAAL!!

Soomaalida ku dhaqan Maandheera odiyaashooda lamid maahin Odiyaasha kale sida kuwa Jigjiga iyo Hargeysa, kuwaas oo Hoostaga Faqiiriinta kale laguna soo barbaariyay Gumaysiga madow ee Tigreyga iyo Ingariska.

Soomaalida ku dhaqan magaalada Mandheera ee dalka Waqooyi Bari Kenya haysato, Markii Horana ahayd Qayb kamid ah Soomaaliya oo Gumaystihii uu bixiyey Cadowtinimo, ayaa Farxada Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya Muxamed Cabdullahi Farmaajo, waxay ugu Deeqeen Lacag iyo 4 Geela dadka ku dhaqan Beled Xaawo lana siiyay.

Gudoomiyaha Degmada Beledxaawo, Maxamuud Xayd Cismaan oo Hadyadaasi ka gudoomay Waxgaradka Reer Mandheera, Isagoona uga mahad celiyey Ducada, Geela iyo Lacagta ay isku dareen, Waxayna Allaah ka baryeen inuu Umadada Soomaaliyeed dhibaatada ka saaro kana badbaadiyo Abaaraha.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments