MUUQAAL: Taageerayaashii Siilaanyo ee Hargeisa oo go’aansaday midnimada Soomaaliya “FARMAAJO NOO GEEYA”

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si cadho badan uga hadlay Go’aanka maamulka Soomaaliland uu Doonayey inuu ku Wareejiyo magaalada Berbera iyo Madaarka Berbara, Waxayna sheegeen inay Xildhibaanada ka Aarsan doonaan.

Mid kamid ah dadkii sida wayn uga qayb qaatay Ololihii Axmed Siilaanyo Xiligii Doorashada ayaa waxay sheegtay inay Hada Diyaar u yihiin inay wax la qabsadaan Shacabka Soomaaliyeed ” Waxaa la garan waayey sidii Soomaaliya wax loola qabsan lahaa, Maanta ayaan idiin cadaynaynaa si toos ah oo dadnimo iyo Raganimo ku Jirto Soomaaliya aynu Ugu biirno, Shacabka Ha Daalinina, Farmaajo i gaadhsiiya ayaan Leeyahay.” Ayay tidhi. Masha allaahu Boqoradaan ayaa runta ushegtay Marqaan waynayaasha aan damiir naxa lahayn.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments