Daawo: Shacabku muxuu ku Jeclaaday FARMAAJO, Waxa Horyaala Xiligan iyo Halista Maamul Goboleedyada Muuqaal!

Waxaanu Halkan idiin kuugu soo gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah oo Diirada lagu saaray Doorashadii Soomaaliya, Dareenkii Bulshada Soomaaliyeed iyo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Barnaamijka ayaa sidoo kale waxaa Looga hadlay Halista ku Xeeran oo ugu Horayn uga Imaan doonta maamulada Dalka ka Jira Qaarkood,  Waxyaabihii Shacabku Ku jeclaaday Farmaajo ee uu ku Dhaqaaqay Xiligii Raysal wasaaraha iyo Waxyaabaha Xilligan Horyaala, Waxaana Barnaamijka soo saaray Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi, Waxaana lagu Waraystay Cali Warsame (Cali Soomaali). DAAWASHO WACAN.

Comments

comments