MUUQAAL: Warbaahinta Carabta oo Kashiftay Sababta Imaaraadku u Kiraystay Saldhiga Berbera iyo duulaanka Yemen!

“Warkii Hore war Soo dhaafay Soomaali diidow God Qiyaano ha qodin hadii aad qodeysidna ha dheereeysan in ku dhici doontid lama ogee”

Yaabka yaabkiisa Dowlada Imaaraad Fidno badanaa, Aduun waynaha iyo wadamanka Carab. Dowlada Imaaraadka waxa ay usheegeen in Hashiishka Berbara ee an sixiyeen Baarlamanka Soomaaliya. waxaana muuqanaysa in Baarlamanka Soomaaliland ee ku badaleen Baarlamanka Soomaaliya, waxaa kale oo Muuqaalka ka daawan doontaa in la inkiray Maamulka Soomaaliland. Qiyaanada halkaas ayay mareysaa waxaana la iibsadaya Dadka dagan berbara, Burco iyo Hargeysa waxaa dadkaas loo hor mariyay Diyadoodi, oo lagu shegay 20$ Malyuun waxaa xusid Mudan 10 Malyuun ee hormaris ahaan ee diyo u haleen waxaa u qaaday Mujaahidkooda Muxmed Siilaanyo.

waxaa bilaabanaysa Dagaal u dhaxeeya Kooxo Imaaraadka lajiro sida Markeekanka, waxaana is garabsan doona Iiraan, Yamen Xuuti iyo Raashiya. laakiin Dowlada Soomaaliland waa daciif ee gantaaladaas miyey ka ceentaan? walee Imaaraadka Musiibo ayuu siiyay Soomaalidiidaha. laakiin hadii dagaal kaas uu bilowdo Soomaaliya inta kale Maka nabad galeysaa fidnadaas? Mida kale Soomaaliland kuli mawada ahan danbiiloyaal laakiin waxaa danbiila yaal ah hogaankooda oo xumaaday. hadii Soomaaliland qaasatan Barbera lagu soo bilaabo gantaalo dadkaas hadey Xamar u qaxaan xerooyin la dajiyo maloo helaa? waa in ka fikirnaa ileen dad aan fikirayn ayaa iibsaday walaalahayna S/land.

Arintaan waxa ay timid kadib markii Dowlada Imaaraaka Markab dagaal laga soo gubay Badda Yaman.

Warbaahinta Carabta ayaa ka shiftay  u jeedada Rasmiga ah ee  Dawlada Imaaraadku u Kiraysatay Saldhiga magaalada Berbera iyo Duulaanka Looga qaadi doono dalka Yemen waxaana bilaabatay Cadowtinimo ee Biri Dowlada Imaaraad ee ka dhuuman doonto micnaha waxaa leesku dirayaa Soomaali berbara iyo Xuutiyiin.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments