DAAWO MUUQAAL YAABLEH: Burco Oo Lasoo Gaadhsiiyay Ilmo Yar Oo Uu Cunay Naaf Orgi Xoola Ah!!

26 Sano Kadib Qabiilka sheegta Soomaaliland oo baahida is biday waxa ay Gaajo ka gaartay in Xoolaha, siiba arigayar ee cunto u waayeen kadibna uu Cunyay Caruur yar ee dhaleeen. waa Qabiil Dowlad sheegta hadana maarayn Karaynin Musiibada ee isbideen dadka ee xooga ku haystaan. walaaxowle walaa quwata ilaabilaahil caliyal cadiim, iyaga Soomaalinimo iskama qaatoonoo? adoonsi jaceylaa walaalahayn sheegta Soomaaliland.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO IYO DEEQDII MAANTA ee Dowlada Kuwait usoo dirtay Soomaaliya oo Berbara laga soo dajiyay iyo iyaga oo khariyay hadalka gudida Wafuuda Carbeed, kuwaas oo dhihi laahyeen waxaa soo caawinay Walaahayn Soomaaliyeed taas badalkeeda waxaa u hadlay Fasal Cali waraabow.

HANKAAN HOOSE KADAAWO MUUQAALKA Diyaaradaan saaki waxaa saaki soo sukootiyay Safiirka Soomaaliya ee Kuwait jooga, Dadka saxaafada iyagana waxa ay ka baqayaan inay dhahaan Mucaawanadii Soomaaliya loogu deeqay oo soo gaartay Madaarka Berbara qaranka Soomaaliyeed uu dhisyay.

Safiirka Soomaaliya oo saaki deeqdaan kasoo sokootiyay Garoonka Diyaarada Kuwait Daawo sawirro.

du3

du

du1

Comments

comments