DAAWO: Warbaahinta Carabta oo Daba dhigatay Nidaamka Sharci ee Saldhiga Berbera iyo Go’aankii Dawlada Soomaaliya!

Warbaahinta Dalalka Carabta ayaa si wayn u daba Dhigatay Jabhada S/L oo kiraysatay Magaalada Berbara, kadibna uu socdo Qorshaha dhisida Saldhiga Imaaraadku doonayo in laga siiyo magaalada Berbera, iyo Go’aankii kasoo baxay Dawlada Soomaaliya ee Meesha looga saaray Heshiiskaasi.

Saldhigan ayaa La sheegay hadii deegaanka laga Hirgeliyo inay ku yeelan doonto Saamayn Balaadhan, Iyadoona hadii laga duqeeyo dalka Yemen, iyaguna ay soo Duqayn doonaan dhinaca Soomaaliya ee Berbera.

HADABA MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARBAAHINTA CARABTA IYO SIDAY U FALAN QAYSAY.

HALKAAN HOOSE KADAAWO IRAAN OO HADA SI ADAG ULA HADLEYSA DOWLADA IMAARAADKA IYO MUSLIMIINTA…………

Comments

comments