Hub iyo Qalabka Dagaalka nuucii ugu dambeeyay oo lagu soo bandhigay Abu Dhabi (Daawo Muuqaal)

Waxaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Isu taga Imaaraatka Carabta ka furantay Carwada Caalamiga ee lagu soo bandhigo wax soo saarkii ugu dambeeyay ee dhinaca hubka gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay ee lasoo saaro.

Shirkadaha waa weyn ee ku caan baxay sameynta hubka iyo qalabka dagaalka ayaa magaalada Abuu Dhabi kusoo bandhigay hubkii ugu dambneeyay ee soo saareen iyo waliba gaadiidka dagaalka iyo diyaarado.

Waxyaabaha lasoo bandhigay carwada bandhiga hubka ee ka furantay magaalada Abu Dhabi waxaa ku jira hub casri ah iyo gaaddiid dagaal oo iyana si casri ah loo sameeyay, waxaa sidoo kale halkaasi lagu soo bandhigay diyaaradaha dagaalka nuucii ugu dambeeyay.

Comments

comments