DAAWO MUUQAALKA Fanaanka lagu eedayn jiray Qabiil isku taaga gooniga ayaa haatan hees cusub usoo qaaday Madaxweyne Farmaajo!

Fanaan Qarana Maxamed BK ayaa Hees usoo qaaday Soomaaliya Asagoo ku amaanaaya Madaxweyne Farmaajo arintaan ayaa waxa ay kusoo aadaysaa xilli Maxamed Bk lagu eedayn jiray inuu yahay Qabyaaleysta taas sharafta looga riday laguna nacsiiyay Shacabkii Soomaaliyeed oo maal-galin lahaa, haatan waxa uu kuso toosay Madaxweyne F/

HEESTA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments