Fadeexad: Madaxdweynaha Maamulka Putland oo Dalkiisa ka Boobay Malaayiin Lacaga Kuna Bedeshay Kaluun iwm!

Waxaa Qaaylo dhaan kaso yeeraysa Shacabka weynaha Degaanada maamulka Puntland Dal Iyo Dibadba Ka Dib Markii Baddaha Degaanada Puntland Lagu Arkay Arin Ugub Ku Ah Khatar Badana leh iyo Masiibooyi oo ka Dhalankaraan arintaas. waxaa la helay sawirro muujinaaya Madaxweynaha Dawladda goboledka Puntland uu Maraakiib Sharci Daro ah Soo Dhoobay kuwaasi oo jiriif ba’an ku haya khayraadkii dadka ka dhaxeyey.

Sidoo kale waxaa shaqo la’aan Noqday Kumanaal Kaluumaysato Reer Puntland ah oo badda ka xoogsan jirey. Waxaa Nasiib Daro ah in Madaxda putland ee qiyaanto Sharci iyo Hantidii Umadda Ilaalin lahayd oo Ugu Horeeyo Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo ayna Boobayaan Khadyraadki dalka Soomaaliya.

Waxaa Laga Cabsi Qaba In ee Kacdoon sameeya ShacabKa Degaanada Xeebaha Iyo Guud Ahaan Puntland.
Waxa Kalo Warar Hoose Sheegayaan Inuu Socdo Abaabul iyo Is Hubayn ay Kaluumaysatadu Wadaan Si ay Isaga Difaacaan Boobka Lagu Hayo Kheyraadkooda yo Sun lagu Daadinaayo Badaha Puntland oo Warar Hoose Sheegayaan In Madaxweyne Cabdiweli Gaas Lacago Maaliyiin Dollar ah Kusoo Qaatay inuu ka raysto Badda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa walaac xoog leh Laga Muujinayaa Isku Dhacyo ee Ka Bilowdaan Dadka Xeebaha Degan Iyo Maraakiibta Sharci darada ku Xaalufinaya Kheyraadka Dalka Soomaaliya qaasatan Qeebaha Putlandta haysa.

Waxase Su’aal Adag Hortaal Paarlamaanka magac u yaalka Putland oo Aanay Lahayn codad Ee Ku Meel mariyaan tuugonimada Cabdiwaligas iyo sidoo kale Golaha Xukuumada.

Gabagabo Waa Nasiib Daro weyn oo Soo Food saartay Shacabka reer puntland oo Madaxweynahooda Badda Jiriif iyo Sun Lagu Daadiyo, ee Kana raali Noqdeen, isaguna uu ka mid noqday boobka hantida Qaran .

Waxay Shacabku isha ku Hayaan Wixii Cawaaqib Xumo Ka Dhasha Inuu Masuuliyadeeda Qaadi doono Madaxweyne Gaas wallow uu Cabdiwali gaas haysto Sharciga Mareekanka waxuu hanti badan ka tacbanayaan qolooyinka isla qobweyn ee wax magaratada ah waxii wax gartayna asagoo alshabaab ageedsanaayay ayuu toogtay.

Tuug Cabdiwali gaas (2) Tuug Cabdiwali gaas (1)

Comments

comments