Goos Goos Hadalkii Madaxweeynaha maanta Caleemasaaray + warbixin!

# Farmaajo oo waxaa laga xasuustaa

“:soo celintaa sharaftii dowladnimo ayaa Noogu daran Mudnaantana siin doonaa”
“Ciidenkeena inuu hanto dalka amnigiisa, Waana inaan wakhti kooban xaqiijinaa tayeenta ciidankeena”
“Abaarta dalka kusoo noq noqey sida 2011 waa Inaan Maareynaa, Khubara dibadana Kaashana”
“Canshuurta Bixiya ,waayo daacadkastoo Madaxweeynuhu yahay waxii laguu dhiibaad kushaqeeynkarataa ”
“Doowlad waxaa noqota, mid Dadka ushaqeeysa oon Kashaqeeysan”
“cadawga labaad ee dalka waa faqriga 80% dhalinyarada ayuu reebtay”
“Maamul Goboleedyadu waa Garbahii dowlada , Dowlada dhaxena waa Indhahii dalka Wadashaqeeyn dhab ah”
Arimaha Dibada Labo ayaan Kusaleeyn.

1. Iskaashi: sidaa ganacsiga jawi ayaan abuuri doona lana dhameeystiri doona maalgashiga una raadindoona dalal maalgashado . Ganacsi ayaana horseedi kara is dhax galka saaxibnimo
2.Is ixtiraam: Doowladaha Jaarka waxaan siin doonaa ixtiraam anagoon fara gelin doonin, ayagana sidaas ayaan ka fileyna.

“ laba madaxweeyne Hore ayaa igarab taagan dimuqraadiyii ayaa bilaabatay”
(Caleemasaarka 124 Doowladood ee Kasoo qeeyb Galayaasha ee kujiraan Madaxweynaha Djibouti, R/wasaarahooda Ethiopia & madaxweyanaha kenya. wakiilo Turkey & Suudaan ayaa ugu saameeyn badnaa dadkii fadhiyey waxaayna ku dhamaatey si nabad ah.)

litaariiqi

Comments

comments