“LITAARIIKH 8/02/2017 Maalin Kheyr Ineey Eheed, Indhaha Xildhibanada Baan Ka Arkayay Iyo Sideey Qudbada Dhagta Ula Raacayeen!”

Xildhibaan Sakariye oo ka mid ahaa Musharaxiinta isku soo sharxay Xilka Madaxweynaha ayaa iscasilaadiisa kaga hadlay arimo fashiliyay kooxdii Itoobiya ee huwaneed taas oo ee iska kaa shadeen Aqooonyahano Soomaaliyeed. Xildhibaan Sakariye qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigyay ayaa maanta idiinla wadaagnay.

“Sawirkaan Waxaa Abaal Marin Iiga Dhigay Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Page-keyga, Aad Baan Ugu Mahad Celinayaa. Hadalki Saameynta Ku Yeeshay Xildhibanada Iyo Shacabka Soomaliyeedba, Ee Aan Meesha Ka Jeediyay Maalinti Dorashada La Qabanayay Wuxuu Ahaa Hadal Shacabkeyga An Ku Matalayay, Wuxu Ahaa Hadal Qof Ka Mida Shacabka Soomaliyeed ee Hadii Fursad Loo Siin Lahaa Inu Hadlo Uu Oran Lahaa..

Xildhibaanada Waxeey Beeniyeen Rabitaanki Shisheeyaha, Waxeey Muujiyeen Ineey Yihiin Dad Aayahooda Ka Tashan Karo, Run Ahaanti; Waa Xildhibaano Taariikhdu Xusi Doonto.”

halyeey qaran

Comments

comments