MUUQAAL TOOS AH: Caleemo saarka Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya DAAWO!!

Waxaa magaalada Muqdisho si toos ah hadda uga Bilaabatay munaasabad balaaran oo lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

Munaasabada Caleemo saarka waxaa kasoo qeyb galaya Madaxweynayaal kala duwan iyo wafuud heer sare ah, waxaana khudbado ka jeedin doona Munaasabada qaar kamid ah Madaxda kasoo qeyb galeysa.
meesha caleema saarka doqon kaste oo hadal kazoo jeediya waa loo sacbinooyaa been xitaa hasheegeen

MUUQAALKAAN HOOSE SI TOOS AH UGA DAAWO

Comments

comments