DAAWO SAWIRRO NAXDIN LEH SOOMAALIDA KUXERAN HINDIYA OO LOO LAABLAABAY SIDA KUBAD OO KALE!!

Safiirki Soomaaliya ee Hindiya fadhiya waa mid danbiile ah ama waa mid jaahil ah oo aan waxba ka garanayn Soomaalinimada, Bini´aadinimada. sababtoo ah halkee lagu arkay Wadan Maxaabiis eedeesane ah Xabsigii si kabaxsan Bini´aadinimo loogu iqaabaayo? Itoobiya iyo Hindi waa labo Dal oo cadow ku ah Soomaaliya loona baahan in aan loo jiifan arintaan. Hindiya Badda Soomaaliya waxay ka xaden Magaca oo Badeyna waxaa loogu yeeraa Indian Oshiyaan marka Sidaan xal maahin. Soomaalidaan Xabsiyada Dalka Hindiya lagu Cadaabaayo Madaxweyne Soomaaliya M/ C/ Farmaajo ayaa looga fadhiyaa inuu wadanka keeno kuwaas.

Waligey Murugo ka weyn MIDAAN ima soo marin Sawiraandaan waxaa isoo diray dhalinyaro ku dhibaataysan xabsi ku yaala dalka india.

Waxay ii sheegeen in ay halkaas ku xiran yihiin Mudo ka badan 7sano qaar kamid ah dhalintaasi waxay ku qurbaxeen (ku nafwaayeen) gudaha xabsiga jirdil baahi iyo dhibaato xabsigaas loogu geysto aawgeadi.

Waxay isoo direen Fariimo ay ugu hambalyeynayaan Madaxweynaha Jamuuriyada Faderalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi (Farmajo), Waxa ayna iisheegeen in aysan aduunyo rajo ka lahayn inta aan la dooran Madaxweynaha Soomaaliya balse rajo ay soo gashay Guushii Farmajo kadib.

Fariinta ay isoo direen dhalintaan aya waxay si qaas ah eena codsi ugu direen Dowlada Cusub ee Soomaaliya iyagoo faraiinta ku celceliyey “Madaxweyne Waxaan ahayn mirihii wadanka waxan ku dhalanay dagaal iyo dhibaato walina maanan arkin dowlad. Sharci la’aanta ka jirto Soomaaliya Darteedi ayaa wadankeeni Xoog naloogu ka xaystay waxaan jeclaan lahayn anagoo nabad ah in aan ku laabano wadankeeni si aan uga qeyb qaadano hurumarka ka jiro dalkeena waxan kaga baahanahay caawinaad ah in xabsiga sharci darada ah in aaad naga siidayso ogow qaar keen waa ay ku dhinteen Xabsiga ee Inoo kaca oo hana laga siidaayo.”

Walal fadlan Faafi wiilashan Soomaaliyeed ee ku dhiban india share like ha gaar to Madaxweynaha Soomaaliya Adiga oo dhibanahaan u doodaaya gaarsiii qofka wax ka qaban kara….

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (6)

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (1)

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (2)

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (3)

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (4)

Hindi iyo itoobiya waa labo cadow (5)

Comments

comments