Daawo: Wararkii u Dambeeyay Hawada Soomaaliya oo dalal kale loo qaybinayo iyo Aqoon yahan Sir Culus soo Bandhigay!

Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho.

Maxamed Abuukar ah oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed oo degan dalka Maraykanka, Islamarkaana siwayn ula socday Arimaha Hawada Soomaaliya,  ayaa wuxuu soo Bandhigay Dhamaan Arimaha Qarsoon ee ku saabsan Hawadda Soomaaliya.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments