Taariikh kooban Raisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre!!

Madaxweyne Maxamed Cabbdulaahi Maxamed ayaa arroornimadii hore ee saaka waxa uu Xasan Cali Khayrre u magacaabay raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, haddaba waa kuma Xasan Cali Khayre?
waa maamuliii hore ee hay’adda NRC, Norwegian Refugee Council, waxa uu dhashay 1968, waxa uu kamid ahaa madaxdii sare ee shirkaddii Somali oil.

Kooxda xiriirka iyo dabagalka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eretria ayaa ku eedeeysay in uu xiriir dhow la lahaa dhaqdhaqaaqa Alshabaab, hayeeshee dib ayay uga laabteen, oo waa ay beeniyeen.
Waxa uu haystaa dhalasha Norway, waxa uu deggan yahay dalka Ingiriiska.

Comments

comments