War Deg Deg ah: R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo ka hadlay xilka loo magacaabay (Daawo Muuqaal)

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeesay ka hadlay xilka loo magacabay, waxa uuna sheegay in uu aqbalay xilka loo magacaaby uuna soo dhawenayo.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Madaxweyne Farmaajo usoo xusho Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uuna balan qaaday in uu si buuxda oo hufan ula shaqeyn doono Madaxweynaha .

Halkan hoose ka Daawo R/Wasaaraha cusub oo ka hadlaya magacaabistiisa

Comments

comments