Daawo: Dhacdooyin Argagax iyo Naxdin badan oo Ka bilowday Hargeisa iyo Gabadh La Sixray oo ka Warbixisay!

Magaalada Hargeisa ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa kusoo Badanayey Arimo Bulshada Naxdin geliyey, Kuwaasi oo ah SIXIR ay adeegsanayaan qaar kamid ah dadka Nool magaalada Hargeisa.

Raxma Cabdi  Maxamuud oo kamid ah dadka ay arintaasi ku dhacday ayaa sheegtay inay Haweenay Gurigeeda ugu Timid, kadibna ay taabatay, Markii Wakhtigaasi ka danbeeyayna ay Bilowday inay Alaabtii Guriga taalay Siiyo, kadibna ay Gaadhi ku qaadatay, iyadoo gaystay Guri kale oo ay Joogeen Dhakhaatiir Dadka Baadhaya Dhigooda, dad kalana ay Ku Xidhan yihiin.

C.raxmaan Maxamed Odowaa oo kamid  ah Ehelada Gabadhaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa iyaguna sheegay inaan Waxba loo qaban codsadayna Sidii dadkan wax looga qaban lahaa.

waxaa dhaci karta in Dad reer Hargeesa iyo Ajaaniib ee kujiraan waxa sisaas sameynaaya, Soomaali aan la aqoon meel ee kasooo jeedaan kuwasna ay ku lug leeyihiin Xasuuqaas gabdhaha loo gala baxo xubnaha Muhiimka arintaan ayaa xitaa laga Soo sheegaya Magaalooyinka Muqdisho Ganacsigaan Cusub ayaa qaati laga taagan yahay.

MUUQALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments