S/land oo muujisay wal walka ay Ka Qabto saameyn uu ku yeelan doono Madaxweyne ee Farmaajo ? (Muuqaal!

Baarlamanka Maamulka Soomaaliland oo mid ka dhax dhahay “Dowlada Cusub ee Soomaaliya way nasaameyneesa” mid kale ayaa ugu Jawaabay diidmo in Soomaaliya wax laga sheega qof aan kaamirada qaban ayaa “Maya” dhahay
Maamulka Soomaaliand ayaa wal wal xoogan ku muujisay madaxweynaha cusub ee DF Soomaaliya iyo Ra’isul wasaaraha la magacaabay iney saameyn ku yeeshaan deegaanadooda.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida  Somaliand Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta furayay Kalfadhi ay yeesheen Xildhibaanada Guurtida ee Soomaaliand ayaa Arimahaasi ka hadlay, Sidoo kale  Wuxuu ka hadlay in mudo kordhin loo sameeyay maamulka haatan jira ee uu hogaamiyo Maxamuud Axmed Siilaanyo sababo la xariira abaaro ka jira Dalka Soomaaliya oo saameysay Maamulka Soomaaliland.

Maamulka Soomaaliland iyo Putland markay dhexdooda wax iskaaga dheelaan ama fashil uu hogaankooda kuyimaado oona bato is qabqabsiga waxay sameeyaan maadasho ee kumaadanaayan Xamar wax ka sheegid.

muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments