Xaflad Bulsho oo Maanta lagu qaban doona London, waxaana kasoo qaybgali doonaa Fanaaniin hore!!

Hadii aad ka ag dhawdahay Xafladda Soomaalisoor waa Sabtida 25ka Febraayo.

Kulanka Soomaalisoor ee London waa Sabtida 25-ka Febraayo, ha ka baaqan. Halka iska diiwaan geli.
https://www.eventbrite.co.uk/e/soomal…

Comments

comments