MUUQAAL: Sh. Aadan Siiro oo ka hadlay xadhiga Wariye Coldoon & Waxgaradka Kuna baaqay Dagaal Maamulka Argagxisada S.land Daawo!!

Sheekh aadan siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  si kulul uga hadlay Xadhiga Dadka Wax garadka iyo Saxafiyiinta loo gaysanayo,  Iyadoo uu xidhan yahay Wariye  Wariye C.maalik Coldoon, Wuxuu  Tilmaamay in Beel kasta ay u Hubaysan tahay, Sidoo kalana wuxuu ku baaqay in la iska celiyo maamulka Somaliland, Wuxuuna ka hadlay arimo kale oo la Yaab leh.

“Adeer nin Geed ka dhashay malahan midka aad haysataan Dad ayuu ka dhashtay”

Maamulka Soomaaliland ayaa ah kuwoo caabuba Tigrayga Itoobiya Gumaysata, qofkii kasoo horjeedana ay xasuuqaan ayay aamisan yihiin

Muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments