DAAWO SAWIRRO Ciidanka NISA oo Fashiliyay gaari ee ku jireen walxaha qarxa!

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay Gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku raadjoogeen ciidammada ammaanka.

Gaarigaan ayaa la sheegay inuu Qarxay markii ay isku hareeyeen ciidanka NISA xili uu marayay Isgoyska Ex Control Afgooye.
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa ay ku dhaawacmeen ilaa iyo Afar Askari.

Saraakiisha NISA ayaanan wali wax faah faahin ah ka bixin arrintaan.

Niisa (4)

Niisa (5)

Niisa (6)

Niisa (7)

Niisa (8)

Niisa (1)

Niisa (2)

Niisa (3)

Comments

comments