Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Mudug Oo Caawa lagu Dhaawacay Magaalada Gaalkacyo!!

Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee gobolkan Mudug ayaa sheegaya in goor dhowayd halkaasi lagu dhaawacay gudomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Muudug (Puntland) Cabdiraxmaan Kilwe.
Waxaana Dhaawacay Nin ku hubaysanaa bistoolad ayaa rasaasku weeraray guddoomiyaha caawo fiidkii, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka guud ee Magaalada Kaalkacyo.

Comments

comments