MUUQAAL: Xaalada Boosaso oo Faraha kasii Baxaysa, iyo Maamulka Puntland oo Si kulul uga hadlay Xaalada Daawo!

Reer Garoowe oo handadaad ku garaacay Reer Boosaaso oo ay u taliyaan, shali ayay ahayd markii Ciidanka Reer Gaalkaciyo ee weerar ku qaadeen Baarlamanka Garoowe arintaan ayaa ku soo aadaysa xilli dad reer Boosaaso lagu xukumay qalad eena ka dhiidhiitiyeen.

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa Maalmihii ugu Danbeeyay aad u Kacsanayd, Iyadoona sidoo kale ay magaalada ka socdeen Falal Kala duwan oo Khal-khal lagu gelinayo Xaalada Amaan ee magaalada, Waxaa maanta Arintaasi siwayn uga hadlay Masuuliyiinta maamulka Puntland.

Taliyaha booliska Puntland Jen. Cabdqaadir Shire Faarax  ayaa sheegay in ay jiraan dad doonaya in ay ammaanka wax yeeleeyaan, kuwaas oo uusan garanayn cida ay u shaqeeyaan.

Cabdixakiin Yuusuf Axmad  Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay ka digayaa khal-khal galinta ammaanka magaalada Boosaaso.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments