DAAWO MUUQAAL: Dowlada Soomaaliya oo Shaqaalihii la wareegi lahaa Hawada Soomaaliya Tababar u dirtay!!

Muqdisho (kowtharmedia.com) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka dirtay Shaqaalihii la wareegi lahaa maamulka Hawada Soomaaliya, Kuwaasi oo Tababar kusoo Qaadan doona dalka Kenya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangali) iyo Masuuliyiin kale ayaa Dhalinyarada Kulan Sagoontin ah ugu sameeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE

Comments

comments