Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqey in xaalad musiibo Qaran dalka ka jirto Daawo muuqaalka!!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga jawaabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir caalami ah oo Beesha Caalamka ay ka qeyb-gashay, kaasi oo looga hadlayey Abbaraha dalka Soomaaliya ka jira, sidii looga jawaabi lahaa.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments