Muuqaal: Ninkii ay Qisada Yaabka leh Hargeisa ku Qabsatay , ee Xaaskiisu Ninka Malxiisada ka Dhigtay oo Hadlay DAAWO!!

C.raxmaan Ismaaciil oo ahaa Ninkii ay dhowaan ku dhacday Qisada layaabka leh, ee Xaaskiisu ay Guriga Keensatay Gabadha Malxiisada Camal ah, ee markii danbe la ogaaday inay tahay, Arintaan qofka ee kudhacday ayaa Warbaahinta la hadlay.

C.raxmaan ayaa codsaday in dhamaan dadka Arintaasi yaqaana ee Culimadu ay ka garabsiiyaan Xukunkeeda, Wuxuuna sheegay inay Qalbi Jab wayn ku noqotay Arintaasi.

Sidoo kalana Qaar kamid ah dadka Dariska ah ayaa ka Warbixiyey waxa ay Moodayeen Ninka Gabadha iska dhigay, iyo Waxyaabihii uu Caanka ku ahaa, Iyagoo moodi Jiray Gabadh aad u Fir-fircoon.

Comments

comments