Muuqaal: Odayaal ku shiray Laascanod oo Maamulka S.land u diray Hanjabaad DAAWO!!

Qaar kamaid ah odayasha dhalinyarada magaalada Laascaanod oo kulan ku yeeshay hotel Xamdi ee magaalada laascanood waxay kaga hadleen xaalada amaanka ee magaalada laascaanood iyo colaada koonfurta gobolka sool waxayna ku eedeeyeen maamulka Somaliland wax isdaba marimmo iyo balan qaad kabax waxayna usheegeen inuusan utalin doonan Maamulkaas.

Sidoo kale waxay ka hadleen shirarkii Awrboogays iyo Adhicadeeye oo ay sheegen in maamulka somaliland uga baxday, Waxay sidoo kale odayasha ka hadleen Xadhiga (Cable-ka) shirkada Gollis oo ay ku eedeyeen in somaliland ay hor istaagtay ay sheegeen inaysan ogolaan doonin oo Xabad lagu keeni doono gudaha magaalad laascanood.

Comments

comments