Daawo: Cabdiwali Gaas oo dhaqaale ka badan midkii S.land Qaadatay, doonaya inuu ku Wareejiyo Dekedda Boosaaso MUUQAAL!!

Warbixin Sir ah oo laga helay Madaxwaynaha Maamulka Puntland C.wali gaas oona la sheegay inuu mudo 1 sanad soo Waday Qorshe uu Shirkada DP World ee dalka Imaaraadka Doonaya inuu ugu Wareejiyo Dekedda magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Wadahadalo mudo u socday Imaaraadka iyo C.wali gaas ayaa la sheegay inuu hada yahay mid gabagabo ah, Waxaana la filayaa inay labada dhinac kala Saxeexdaan Heshiis Rasmiya, Iyadoo Imaaraadku uu doonayo inuu la wareego Maamulka Dedkada Boosaaso, Iyadoo ay horay ula wareegeen Dekedda magaalada Berbera Imaaraadka ayaa Doonaaya inuu Hoos udhigyo Miiqaamka Dekaddaha Soomaalida.

waxa uuna weerar kuhaayaa Dekaddaha muhiimka oo caalamka kusoo xeran karaan, waxaana ee doonayaan inay Dakadha Soomaaaliya ka dhigaan goobo aan amaankooda sugnay oo lagu gubi karaayo Maraakiibta caalamka si ee usii shidnaata Dakada Imaaraadka.

C.wali Gaas ayaa la sheegay inuu Heshiiskan ku qaadan Doonon 15-Milyan oo ka Madaxbanaan Dawladda, Waxaana sidoo kale Suuro gal ah inaan heshiiskan la horgayn Baarlamaanka.

Imaaraadka ayaa doonaya inay Gacanta ku dhigaan Ilaha Dhaqaalle ee Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa Jirta Qorshe ay ku doonayaan inay Turkiga uga saaraan Soomaaliya, si ay gacanta ugu Dhigaan Dekedda magaalada Muqdisho.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments