DHEGAYSO: Cod sir ah oo laga duubay Siyaasiyiinta Beesha Habar-jeclo iyo Wiilka uu Sodoga u yahay Siilaanyo!!

Beesha Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Siilaanyo (Habar-jeclo) Ayaa Mudaharaadka Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Millatari Imaaraadka Lagu Siinaayo Ee London ayaa Isku Dayaya Inay Carqaladeeyaan, Aflagaado Qaawana Ugeystey Beesha Sacad Muuse iyo Samaroon.

Waxa Kale oo ay Sheegeen In Beesha Habar-Jeclo Dhul-Balaadhsi Ka Sameyso Magaalada Berbera Kana Faa,ideystaan Ciidamada ……
Warbaahinta ku hadasha Afka maamulkaasi ayaa Banaanka soo dhigtay Codad kala duwan oo Sir ah oo laga duubay Kulamadii beesha iyo Hadaladii Beesha Habar-jeclo.

HALKAAN HOOSE DHAGAYSO

Comments

comments