DAAWO MUUQAAL> XILIBAANO KATIRSAN SOOMAALILAND OO KU BAAQAY IN CAFIS LOO FIDIYO WARIYE COLDOON!!

Dad Badan oo Soomaaliyeed ayaa la yaabay hor horka maamulka Reer Xerxeraaya kuwaas oo isku soo caanbixiya inay xertaan Dadka Magaca iyo sharafta ku leh bulshada Soomaaliyeed, Sidoo kale mid kamida Xildhibaanadaan waxa ay sheegeen inuusan Baqtin Maxamed Maxamud Siilaayo oo ah Madaxweyne Maamulka Somaaliland oo xanuusanaaya, kaas oo bulshada Soomaaliland ee hadal haayaan inuu Dhintay Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo tacbaan ayaa xaladiisa laderinaayaa kadib markuu ka inkaarsaday Bulshada Soomaaliyeed.

Comments

comments