Daawo Muuqaalka: Mudane Madaxwayne Muxamed C/ Farmaajo Muxuu Jecel yahay inuu ku Casheeyo iyo Siduu Kursiga madaxwayne u arko?

Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa intii aanu Xilka Qaban waxaa la waydiiyey Siduu u arko Kursiga Madaxwyane ee Soomaaliya  iyo Waxyaabaha uu Jecel yahay inuu ku Casheeyo.

Madaxwayne Maxamed ayaa sheegay  inuu Kursigaasi u arko mid aan Raaxo lahayn “Marka aad ku Fadhiisato , Danbigeedu waa kuu Qormayaa,Hadii aadan Ammaanada ilaalin, Hadii aadan Cadaalad samayn, Hadii aadan  Naxariis Lahayn “  Wuxuu sii raaciyey in Qofka Sadexdaasi aan kasoo bixi karin Aysan ahayn inuu kursigaasi Hawaysto.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments