DAAWO: Warbaahinta Maraykanka oo Daba dhigtay Madaxwayne Trump iyo Muuqaal Qarsoodi ah oo laga duubay muuqaal!!

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayay warbaahintu ka duubtay, isagoo xafidaya khudbadiisi uu golaha Koongarayska Maraykanka u jeediyay, waxaana muuqaalada warbaahintu duubtay muujinayeen isagoo isku dhex tijaabinaya gaadhiga dhexdiisa, waxaanu ahaa mid culayska ka haysta xafidaada khudbada laga dareemi karayay, kuna ilaaway inuu hoos u dhigo warqadaha uu ka akhriyayo.

Comments

comments