MUUQAAL: Col. Axmed Cali Madax oo Kamid ahaa Saraakiishii Dawladii dhexe oo Siwayn Uga hadlay Dawlada Cusub Daawo!

Col: Axmed Cali Madax oo kamid ahaa Saraakiishii Hore ee Dawladii dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynahe Maxamed C.laahi Farmaajo  iyo R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo Balan qaaday inay Wada shaqayn doonaan.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Waxyaabaha horyaala Dawlada Cusub ee Soomaaliya ee ay ka mid yihiin Dhismaha Ciidanka,   Sida Soomaaliya Ceelka ay ku dhacday Looga soo saari lahaa, Isagoo usoo Jeediyey Talooyin kala duwan.
Soomaalida ayuu ugu baaqay dib u heshiisiin dhab ah, Iyadoona uu soo Jeediyey in meesha laga saaro Nidaamka Federaalka ah, Hadii kalana ay Soomaali ku danbayn doonto in la arko iyada oo Sida Falastiin dhagax Tuuri doonta.

Comments

comments