Daawo: Siyaasi kasoo jeeda Ber-bera oo Karbaashay Boqor Buur-madow, Kuna Hanjabay dagaal dhiig ku Daato!!

Siyaasi Dhalinyaro ah ayaa Si Adag Weerar ugu Qaaday  Boqor Cismaan Buur-madow, Isagoo u Bixiyey (Bar-madow),  Wuxuuna ka hadlay arimaha Qabyaalada ee Xadhkaha goostay, Wuxuuna sidoo kale sheegay inay Talaabo Adag ka qaadi doonaan Arinta Saldhiga Berbera.
Beelaha Isaaqlan ee isnacay imsa Dowladood ayaa ka dhax kuluumaysanoysa? waxaa Berbera laga maqlaya guuxa Diyaaradaha miiga dagaal.

HALKAAN KADAAWO….

Comments

comments