Daawo: Sarkaal Qaraxyada u qaabilsan Al-shabaab oo DF isku dhiibay MUUQAAL!

Xuseen Salaad Mukhtaar oo kamid ahaa Saraakiisha Al-shabaab ayaa isku dhiibay Ciidanka Dawlada SOomaaliya, Wuxuuna horay uga soo dagaalamay Gobolo ka mid ah Soomaaliya, Wuxuuna Al-shabaab u Qaabilsanaa samaynta Qaraxyada.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments