MUUQAAL: Naac-naaclayaasha marqaantooydii Hargeysa oo looga soo dhex jawaabay Magaala Madaxa labaad Hargeesa ee Soomaaliya!!

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka SoomaaliLAND oo si Gobonimo leh uga hadlay Cuqdad ku jirta maamulka Siilaanyo iyo Guusha Madaxwayne ee Soomaaliya ka gaartay Doorashadda,

Wasiirka Maamulka Somaliland Nuur Caraale Duur ayaa si kulul uga hadlay Hadalo Been Abuur ah ee Maamulka Siilaanyo ee ka Faafiyaan warbaahinta Soomaalida iyo baraha Bulshada.

Dhinaca kale wuxuu si Gobanimo leh uga hadlay Calaacalka iyo Cuqdada uu maamulka Siilaanyo shacabka u geliyo Dadka Soomaaliyeed  ” Wixii dhacay Taariikh dhacday ha noqotay, Laakiin in lasii Xoqdo oo la yidhaah Shalay ayaa la idilay waxaan u Aqaan Cuqdad, Soomaali way is wada dishay”
“Waanu u Hanbalyaynaynaa inay wax qabsadaan, oo Madaxwayne ay doortaan, Qalbigaygu Xor ayuu ka yahay Xan-xantada dagaalka “ ayuu yidhi.

Comments

comments