Daawo: Wasiirka madaxtooyada S.land oo Kashifay Heshiis Qarsoodi ahaa oo Siilaanyo iyo Xasan sheekh ay Galeen MUUQAAL!

Wasiirka madaxtooyada maamulka Somaliland Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Arinta Saldhiga magaalada Berbera ayaa Kashifay inuu Jiray Heshiish ay ku wada gaadheen Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Siilaanyo, Isagoona Madaxda Dawlada Cusub ka codsaday inay tix geliyaan.

Arintaan waxa uu ku sheegay Hoteel ee ku sugnaayeen Carab iyo inyar oo shaqaale Somaliland ah, Asagoo jooga dalka Imaaraadka.

muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments