Maamulada Puntland Iyo Galmudug oo isku Racay in La isku furo Wadooyin!!

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa isku Raacay in la isku furo Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo iyagoona Si wada jir ah u saxiixay Heshiiskaasi la isugu Furaayo Wadooyinka Magaaladaasi.
Wadooyinkaan ayaa ku xirmay Dagaaladii in mudo ah ka socday Magaaladaasi oo u dhaxeeyay Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Gaalkacyo (1)

Gaalkacyo (2)

gaalkaciyo

Comments

comments