Muuqaal: R/wasaare. Khayre oo maanta Dhagax Dhigay Xarun muhiim ah iyo Khudbadihii laga soo jeediyey goobta!!

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta ay Yeelan Doonto Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka duwan.

Rw. Khayre oo Halkaasi Khudbad ka jeediyey ayaa sheegay inay Soomaaliya Hada Cagta Saartay Wadadkii Horumarka, “Dalka Soomaaliya wuxuu noqday mid horay u socda, wax kasta Hal maalin lama Xalin Karo, Laakiin Tallaabo kasta oo horey loo qaado waa mid Farxad gelinaysa Shacabka “ Ayuu yidhi.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments